Dawlada Somaliya ayaa soo afjartey qaraxyo argagixsada kooxda gaalaynta ku weerartay wasaarads shaqada. Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in afar argagixiso meydkooda laga helay goobtii dagaalku ka dhacay ee xarinta wasaarada.
Qaraxyada oo sidii caadiga ahayd argagixisadu ku bilowdey gaari ay ka soo buuxiyern ealxaha,qarxa ayay ku galaafteen nolosha shaqaalaha wasaarada iyo dad shacaba oo adeeg u soo doontey.
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa tacsi u direy wasiir ku xigeen iyo shaqaalaha wasaarada iyo dadka shacabka ah ee ku shahiidey goobtaas. Lama oga qasaaraha dhabta ah ee xasuuqaas ay gaysatey kooxda gaalaynta muslimiinta ee shabaab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay