Wasaarada arimaha gudaha Somaliya ayaa warbixin ku soo saartey in la soo afjaray maamul u samaynta Galmudug ayadoo heshiis ay la gaareen ururka Ahlu sunna ee lagu yaqaano dabargoynta argagixisada.
Madaxa Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa isna qoraal ku soo saaray in culimadu u tanaasushey si loo helo dan la wada leeyahay.
Haddaba heshiiska lagu soo afjaray muxuu dhigayaa
Heshiiska ayaa dhigaya in culimada Ahlusunna ee dabargooyay argagixisada wahaabiyada la siiyo 20 xildhibaan lagana siiyo golaha wakiilada ee muddo xileedkeedu soo socdo.
Dawlada ayaa dadaal dheer u gashay sidii loo soo afjari lahaa murankan ayadoo xaalmarisay Ahlu sunna.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay