Muqdisho–Wasiirka arimaha dibedda Somaliya C/salaam Hadliye iyo safiirka Shiinaha Warsame Geeljire ayaa heshiis u kala saxiixay dawlada Somaliya iyo Shiinaha. Heshiiskan ayaa dawlada Shiinuhu bixisey 80 milyan oo lacagteeda ah oo u dhigenta 13 Milyan oo doolar oo ay sheegtay in ay kaga qayb qaadanayso dib u dhista dalka.
Heshiskan oo lagu saxiixay Muqdisho ayaa dawlada Shiinaha oo marwalba ka qaybqaadata dib u diska dalka ku sheegatay in nay sii wadi doonto hawlaha ay ku caawinayso dawlada Somaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay