X

Dawlada Somaliya oo 12 milyan codsatey iyo waxay ku qabanayso

Dawlada Somaliya ayaa ka codsatey 12 milyan oo doolar oo ay ku dabarto kharashaad ka maqan doorashada welli aan la ogeyn xilliga rasmiga ah ee ay dhacayso maadaama macawis xire Maxamed Xuseen Rooble ku mashquuley danaha Kiiniya iyo kooxda Xalane.


Kulan uu wasiirka arimaha dibedda uu la yeeshay Carabta ayaa laga dalbadey inay buuxiyaan khaashaadkaas lagu dhamaystirayo doorashada dalka. Ma sheegin wasiirku inay acagtaas ay bixinayaan.


Dawlada Somaliya ayaa sheegtay inay u diyaarisay 7 milyan oo lacagtaasi badankeeda ay tahay cashuurta dalka halka kharashka guud laga rabay inay bixiyaan kooxda danaha gaarka leh ee Yurub.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.