X

Ma gafe Somali ah oo baad iyo kufsiyo gaysan jirey oo lagu qabtey Liibiya

YUHH

Masuuliyiinta amniga ee dalkaasi burburey ee Liibiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen nin Somali ah oo baad iyo kufsiyo ka gaystey dalkaasi. Dadka baadan laga qaadayo ayaa badankooda ah Somali.


Masuuliyiinta ayaa sheegay in ninkan uuu xataa ka ganacsan jirey xubnaha bani aadamka. ”Waxa uu si toosa u dili jirey dadka si uu ugala baxo xubnahooda jirta kadibna iibiyo ayay tiri maxkamad la saaray.


Ninkan oo lagu magacaabo Xuseen Qidi ayaa sidoo kale ay sheegeen dadkii dulmanaa inuu gaystey kufsi iyo inuu qoysaskooda weydiisto kumanana doolar. Waxa la xukumi doonaa marka markhaatiyaasha la keeno.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.