Dawlada Somaliya ayaa beenisay inay raaligelin siiyeen Qalbi dhagax oo ah nin Somali Itoobiyaana oo raiisal wasaarihii dhacay ee Itoobiya u isticmaalay inuu ku xumeeyo dawlada Somaliya ee Farmaajo.
Wefdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha ayaa markii ka soo degeen Garoonka Aadan Cadde waxa ay Warbaahinta uga warbixiyeen Safarkii ay ku tageen Magaalada Asmara iyo waxa ay ku saabsanayd booqashadaa.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay inay jiraan wadahadalo dhex maray madaxweynaha iyo kooxda ONLF ee magaca Ogaadeen ku qaraabata hase ahaatee Dowladda go,aankeedu uu yahay kii ka soo baxay baarlamaanka Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS