X

Dawlada Somaliya oo dibeda soo dhigtey fuleynimada ciidanka Kiiniya

Dawlada Somaliya ayaa dibedda soo dhigtey fuleynimada ciidanka xilli ay eryeen safiirkoodii Kiiniya u joogey Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ayaa dibeda soo dhigey fuleynimada ciidanka Kiiniya oo ka baxay deegaano ayna kala tashan dawlada Somaliya.


Wasiirka ayaa faahfaahiyay waxa sababay in dawladu erido safiirka Kiiniya xilli aan ognahay inay Kiiniya si toosa faraha ugula jirto gobolada Jubba ee ay ka taliso, ayna diideyna inay ka baxdo.

Haddaba wasiirka warfaafinta ayaa dibeda soo dhigey halka xiriirku marayo.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.