Dawlada Somaliya ayaa diidey heshiis la sheegay in lagu kala qaybsaday dekedda Berbera. Heshiiskan oo ay qortey wakaalada warfaafinta ee dawlada Imaaraadka ayaa la iska indhatirey dawlada Somaliya.
Waxa heshiiskan markiisii hore qalinka ku duugey Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid oo shaah ka qaatey ay ku galaan doorashada.
Heshiiskan ay qortey wakaalada ayaa lagu sheegay in Itoobiya leedahay boqolkiiba 19% Maamulka Somaliland ayaa leh 30% halka Imaaraadku leeyihin 51%.
Mowqifka wasaarada dekedaha ayaa u qornaa sidan hoos ku qoran.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay