17/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Somaliya oo diyaarad u dirtey Kismaayo: SAWIRO

Kadib xasuuqii kooxda gaalaynta Muslimiinta u gaysteen dad aan waxba galabsan ayaa dawladda Somaliya Kismaayo la gaartey diyaarad soo qaada dhaawaca inta isbitaalka Kismaayo waxba looga qaban karin. Waxa jirta diyaarad kale oo iyadna dhaawaca qaar gaysay Nayroobi. Lama garan karo cida taas soo dirtey.



Waxa kale oo dawlada Somaliya la gaartey Kismaayo daawooyin si kuwa fudud dhaqso uga kacaan. Gurmad kii ugu xooganaa ayaa ka socda Kismaayo si dadkaa kooxda Wahaabiyadu xasuuwdey loo badbaadiyo.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS