November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada Somaliya oo diyaarisay cutubyo gabdho booliisa dibedana u diraysa

Dawlada Somaliya ayaa diyaarisay cutubyo booliisa oo si gaara loo tababarayo oo la mid noqon doona ciidamada Haramcad ee Turkigu inoo tababaray. Gabdhahan ayaa la soo bari doonaa xeelado dheeraada.



Taliye xigeenka ciidanka booliiska oo iyadna la hadlaysay gabdhaha mudada ku jirey tababarka ee la qaadi doono ayaa sheegtay inay gabdhahani yihiin gabdho diyaarsan keliya sugaya in xeeladooda la sii kordhiyo.



Waxay garab joogi doonaan booliiska Haramcad oo iyagu guulo badan ka soo hooyay la dagaalanka argagixisada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS