X

Dawlada Somaliya oo faahfaahisay taageerida laga caroodey ee la siiyay Sucuudiga

Dawlada Somaliya ayaa faahfaahisay taageerida laga caroodey ee la siiyay Sucuudiga. Wasiirka arimaha dibedda Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay u taageereen kadib cadaadis iyo hanjabaadyo ay la kulantay Boqortooyada Sacuudiga, balse aaney isu bar-bar taagin arrinta la xiriirta xasuuqa ay u gaysteen Wariye Jamal Kashooqi.


Suxufi Kashooqi ayaa welli ku maqan gacanta Sucuudiga oo lagu xasuuqey fikirkiisa taas oo aduunku aad uga caroodey laakiin hadda Sucuudigu isticmaalayo lacagta saliida si uu =u damiyo.

Turkiga ayaa diidey in la aamusiiyo waxana soo baxaya in laysku raacay in Sucuudigu bartiisa lagu joojiyo haddii kale ay aduunka ku wadi doonaan caqiidooyinka diinta ka fog ee ay wadaan.


Lama garanayo lacagta la siiyay Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre oo hadda wata siyaasad qalqalsan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.