X

Somaliland oo dawlad Afrikaana oo fog wax ka raadisay

Somaliland ayaa dawlad Afrikaana oo fog wax ka raadisay. Waxa Hargeysa lagu soo dhaweeyay wasiirka arimaha dibedda ee Gini Bisaw iyo Gambiya oo aan la garanayn cida soo dirtey. Gini Bisaw ayaa ku taal bartamaha Afrka lamana garan cida u soo tilmaantey Woqooyiga SOMALIYA.


Dadka badankiisa ayaa qaba in Koofur Afrika ka dambeyso. Kacdoono joogta ayaa la dilaacay maamulka Muuse Biixi ayadoo shakay korneyl Caare ku hanjabay inuu u daadan doono guriga Muuse Biixi.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=05jwvaowiOM[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.