Dawlada Somaliya oo ka hadashay imtixaanaadka mideysan ee la rabo in ay dalka oo dhan laga qaado halmar. Imtixaankan oo ay u fariisanayaan 23,000 oo Arday ah, kuwaasi oo ku kala geli doona 77 xarumood ee maamul jufeedyada Galmudug, Hirshabelle, Koofur-Galbeed, Jubbaland iyo caasimada Muqdisho.
Waxaa si toos ah uga qeyb qaadanaya howlaha imtixaanka 77 kormeerayaal, 77 kaaliyeyaal, 1368 ilaaliyayaal, 962 amni sugayaal iyo saraakiil amni iyo shaqaale ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS