Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay wadahadalada ONLF iyo Itoobiya. Waxaa 11-kii bishan 2018 ka furmay Shir u dhaxeeya Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Jabhada ONLF.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galaya xubno ka tirsan ONLF, Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya Maxamed Cabdi Cumar, Saraakiil ka socota Dowladda Itoobiya iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda Kiiniya.
“Annaga waxaan u arkeynaa Wadahadal kasta oo Nabad, Xasilooni iyo Wanaag u keenaya Gobolka, faa’iidana u leh waan soo dhaweyneynaa, waana taageereynaa.” Ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay