X

Dawlada Somaliya oo loogu baaqay inay furto xarun lagu baaro Kooro

TOPSHOT - Laboratory technicians work on testing samples from people to be tested for the COVID-19 coronavirus at a laboratory in Shenyang in China's northeastern Liaoning province on February 12, 2020. - The death toll from China's deadly COVID-19 coronavirus epidemic climbed past 1,100 on February 12 but the number of new cases fell for a second straight day, as the World Health Organization urged global unity to combat the "grave threat". (Photo by STR / AFP) / China OUT (Photo by STR/AFP via Getty Images)

Waxa Somalidu tidhaa waan baahanahay bakhti looma cuno, waxa hadda dadka looga shikiyo cudurka Kooro loo diraa dheecaankooda Kiiniya oo ay ku taalo xarun lagu baaro cudurka kadibna natiijada dib loogu soo celiyaa.


Waa nasiib daro intaasi dhacdo daldhan oo Kiiniya waxba dhaamin in haddana hay’adda caafimaadka aduunka ay xarun ka furato halkaas ayadoo ka boodaysa Somaliyaa yuu yiri Cali Calasow.

”Waa qasab in xarun laga furo Muqdisho iyo gobolada dalka si isla markaaba loo hubiyo cida laga shikisan yahay wayna karaan ayuu raaciyay Cali Calasow. Kiiniya u dir nama qabato.


Lama oga sida dheecaanku u gaarayi Kiiniya iyo kharashka ku baxaya halkii qofba maadaama RABI inaguma keenee ay kiisasku soo badan karaan inkastoo cimilada dalka ay saamaxayso in cudurku yaraado qaasatan deegaamada xeebaha ee diiran.


Kiisaskii u dambeeyay ee laga helay Muqdisho iyo Hargeysa ayaa qaatay ugu yaraan 4 isho inta natiijada soo laabanayso.

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.