X

Dawlada Somaliya oo markale diidey qorshe hanjabaada oo Amisom wado

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa u sheegay Amisom in aan Somaliya la handidayn ee hadday rabaan inay baxaan aan soo dhaweyn doono. ”Hadda waxa naloogu hanjabayaa waan baxaynaa ama qaata qorshaha aan idiin hayno oo aan na anficin ayuu yiri Maxamed C/risaaq.



Amisom ayaa u sheegtay Somaliya haddayna ogolaan qorshaha Amisom loogu bedelayo inay noqdaan qayb hoostagta qaramada midoobay inuu yahay kan ugu fiican ee lagu helayo kharash.


Halka Somaliya rabto inaan kaasi iyaga anfacayn. Qorshahan ayaa waxa inat badan wadata Kiiniya iyo Yugaandha oo ka dhergay kharash ahaan marka la eego Yugaandha halka Kiiniya ku doodeyso dal ma jiro aan kala xaajoodo badda maadaama aniguba aan joogo Kismaayo.

Haddii madaxweynaha hadda joogo soo noqdana waxa gebi ahaanba la soo afjari doonaa joogitaanka Amisom.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.