Muqdisho–Dawlada Somaliya ayaa markale dul dhigtey lacag qaar ka tirsan argagixisada shabaab ee habeen iyo maalin bil cibaado iyo xilli afur xasuuq ku haya umada Somaliyed ee Muslimka ah. Dawlada ayaa marhore soo saartey liis ay ka buuxaan kuwa ugu badan xasuuqa dadka muslimka ah. Argagixisadan ay dawladu soo bandhigtey ayaa lacagtooda ay kala bada tahay iyadoo ay ku xiran tahay sidey u kala khatarsan yihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay