Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay 26 sano kadib furtey laanta hawada.
Xaflad Kooban oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay qalabkaasi oo muhiim ah Bulshadda Soomaaliyeed ,islamarkaana lagu hagi doono diyaaradaha maraya Hawadda Soomaaliya.
Maxamed C/laahi Oomaar oo ah Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federalka ayaa sheegay in qalabkaan cusub ay yihiin kuwa muhiim ah oo soo gudbinaya xaaladda hawada Soomaaliya.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay