Muqdisho-Araabinews–Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in qaraxii maanta aanu waxba u dhimayn booqashada madaxweynaha Turkiga oo la filayo in uu yimaado maalinta beri ah halkaas oo la filayo in si weyn loogu soo dhaweeyo.
Argagixisada shabaab ayaa dhalinyar soo hubeysay si ay khalkhal u geliyaan booqashada walaalaha Turkiga ayaa lagu sheegay warsaxaafadeed.
Argagixisada ayaa isqarxin ka fulisay meel u dhow hotel SYL oo lagu qabtey shirkii midowga Afrika.
Waxa ku dhintey kii is haligey iyo mid ay toogteen ciidamada amniga waxana khasaare ka soo gaadhay dad masaakiina.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



![32[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/321.jpg)

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay