X

Dawlada Somaliya oo sheegtay sababta shaqaalaha loo fasaxay maanta iyo beri

Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay sababta shaqaalaha lo fasaxay maanta iyo maalinta beri oo khamiisa. Dawlada ayaan lahayn maalmo qaran oo ku qotoma qaranka iyo dhaqanka diinta dalka, waxae la dabaaldega maalmaha gaalada sida shaqaalaha aduunka iyo maalmo aan ku qotomin dhaqankeena.


Laakiin doorkan dawlada ayaa sheegtay in munaasabada dhalashada rasuulkeena  CSW awgeed loo fasaxay shaqaalaha dalka oo dhan. Maamul jufeedyada oo qaarkood wahabiyada Sacuudiga ku xidhasn yihiin ayaa iyaguna sheegay in fasax galeen.

”Dalku waa inuu yeesho maalmo qaran oo ku qotomo dhaqankeeda iyo diinteeda ayuu yiri Cali Calasow waana in laga gudbaa dhaqamadan gaalada ee la raacayo xilli dalka loo soo dhoodhoobey dastuurkii gaalada.


Dhalashada rasuulkeena ayaa waxa u dabaaldegaya wadamo badan oo aduunka ah. RABI ha inaga dhigo kuwii aan ilaawin xasuusta RABIGOODA iyo rasuulkiisa CSW.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.