X

Sucuudiga oo dadka Cumrada u imanaya shuruud ku soo rogey iyo wadamo uu yaraynayo

Sucuudiga ayaa sheegay in hadda xaramku furan yahay oo ay iman karaan dadka aan deganay Sucuudiga. Wuxuu soo saaray aalad qofku ku dooran karo halka uu tagsyo iyo weliba nidaamka ilaalinta nadaafada cudurka Koroona awgeed.


Wuxuuse ku soo rogey xujaajta u imanaysa cumrada inay isku takooraan huteelada ay ku jiraan muddo sadex cisho inta ayna ka soo bixin oo ayna gudan waajibaadyada kale. Tan waxa u dheer inay wataan shahaadada ka maqnaashaha cudurka Koroona.

”Dadka imanaya cumrada lagama rabo inay xidhaan Ihraamka ama dharka cad ilaa ay dhamaystaan sadexda cisho ayaa lagu yiri warbixinta.


Mida laga qayliyay e siyaasad gashay ayaa wadamada uu xulanayo inay yimaadaan xajka ama gutaan cumrada. ” Waxaan fiirin doonaa tirada cudurka Koroona ee ka jirta wadamadaas kadibna waxaan qiimayn doonaa tirada ka imaan karta ayuu yirti.

Wahaabiyada Sacuudiga oo wadamo badan la cola ayaa xajka iyo Cumrada u adeegssan doonta siyaasad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.