X

Dawlada Somaliya oo si xun u cambaaraysay weerarkii Kiiniya ku dishey hooyada

Shalay ayaa Kiiniya weerar fuleynimo ah ku qaaday deegaano hoostaga gobolka Gedo xilli ay duulimaadyada ka caagan yihin labada dal. Kiiniya ayaa dhawaan ugu hanjabtey hay’adaha caalamiga ah ee ku naaxay Somaliya inay qariyaan dad gaara.


Weerarkan ayaa yimi xilli labada dal uu go’an yahay xiriirka u dhexeeya isla markaana ayn ajirin wax wada shaqayn ah. Inkastoo Kiiniya ay caado u ahayd awal weeraradan noocana haddana majirin cid ka hadasha.


”Warka ka soo baxay wasaarada arimaha dibedda ayaa si sharciya uga jawaabay weerarka qaawan ee Kiiniya xilli la rabay inay cambaaraynteeda sii kululayso ayu yiri Cali Calasow.

Si kastaba ha haatee waxa muuqata in Kiiniya ayna ku noqon doonin weerar noocana oo fuleynimo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.