X

Dawlada Somaliya oo suaalo weydiisay safiirka Imaaraadka u jooga Somaliya

Dawlada Somaliya ayaa suaalo weydiisay safiirka Imaaraadka u jooga Somaliya. Imaaraadka iyo Sucuudiga ayaa u xusul duubtey inay Somaliya ka fuliyaan danahooda wahaabiyeed oo hadda si fiican uga dhaqan galay dalka.



Kulanka ayaa u badnaa arinta DP World oo madaxweynaha Somaliya saxiixi doono marka uu dhamaado soo jeedinta ka dhanka ah Jawaari oo lumiyay kalsoonidii barlamaanka.



Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba aqbali doonin in lagu xadgudbo madaxbanaanideeda,isla markaana mashaariicda horumarineed ay dhammaan gaarsiin doono Gobolada dalka Soomaaliya,sidaas daraadeedna aan la ogolaan doonin heshiis Sharcidarro ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.