Dawlada Somaliya oo suaalo weydiisay safiirka Imaaraadka u jooga Somaliya
Dawlada Somaliya ayaa suaalo weydiisay safiirka Imaaraadka u jooga Somaliya. Imaaraadka iyo Sucuudiga ayaa u xusul duubtey inay Somaliya ka fuliyaan danahooda wahaabiyeed oo hadda si fiican uga dhaqan galay dalka.
Kulanka ayaa u badnaa arinta DP World oo madaxweynaha Somaliya saxiixi doono marka uu dhamaado soo jeedinta ka dhanka ah Jawaari oo lumiyay kalsoonidii barlamaanka.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba aqbali doonin in lagu xadgudbo madaxbanaanideeda,isla markaana mashaariicda horumarineed ay dhammaan gaarsiin doono Gobolada dalka Soomaaliya,sidaas daraadeedna aan la ogolaan doonin heshiis Sharcidarro ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...