X

Dawlada Somaliya oo talaabo la qaadaysa shirkado xujeyda khiyaamay

Wasaarada diinta iyo awqaafta ayaa la hadashay khiyaano lagula kacay xujeyda Somaliyeed ee xajka soo gudanaayay oo laga dhigey dad aan jirin. Xujeyda ayaa xataa heli waayay baskii u qaadayay tuulada Mina.


Wasiirka diinta ayaa sheegay in dawladu talaabo ku haboon la qaadi doonto Ishirkadaha dayacay xujeyda sla markaana la marsiin doono


Xujeyda Somaliyeed ee xajka gudanaayay ayaanba ka duwanayay kuwa kale ee qaramada kale laakiin lagu tuntey xaqii ay lahaayeen.

Waxa in badan sanadkan tartan iyo dagaal loogu jiray cidii qaadi lahayd xujaajta inkastoo markii dambe la xaliyay hadana tani ku dhacdey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.