12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Somaliya oo war ka soo saartey banaanxyada Kiiniya qabanqaabinayso

Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey banaanbaxyo ay qabanqaabinaayeen  kooxda sheegata madasha musharixiinta ee halka jufo oo loo balamay Jimcaha. Dawlada ayaa sheegtay inuu kordhey cudurka Karoona halka dhinaca kale ay dad badan ka qaxeen aaga daljirka Dahsoon.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS