X

Dawlada Somaliya oo war Ka soo saartey odayo argagixisadu soo bandhigtey

Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay Ka jawaabtey war Ka baxay warbaabinta oo sheegaya odayo soo xuley barlamaanka oo argagixisadu ku soo bandhigtey deegaano ay Ka taliso oo Ka tirsan Hiiraan.


Dawlada oo hubsatey warkaasi ayaa inay dhamaantood yihiin bug loo soo xirey cimaamado oo qorina afka lagu hayo.

Waxaan shiki ku  jirin in argagixisadu xildhibaano ku leedahay barlamaanada Ka jira dalkoo dhan.


Warka Ka soo baxay wasaarada warfaafinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay ogaadeen in odayada dhamaan Cabsi ku yimaadeen halka qaarna loo tuurey waxoogaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.