Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey doorashada uu Axmed Madoobe Ka bilaabay Kismaayo kuna tilmaantey mid xaaraana oo aan sharciga waafaqsanayn. Horjoogaha Butlaan Siciid Demi ayaa taageeray doorashada Axmed Madoobe qabtey.
Wasaarada arimaha gudaha war ay soo saartey ayaa lagu sheegay in dib u heshiisiin dhaba laga samayn doono Jubooyinka si loo helo midaam xalaala oo la wada leeyahay.
Warka dawlada ayaa u eg mid ku dhacaya cidlo maadaama Axmed Madoobe Kiiniya wadato Una yahay gorgortan ay Somaliya kaga fushato danaheeda.
Dawlada ayaa ku celisay in ilaa la maro wada saxda ah ayna aqoonsanayn waxa Kasta oo dhaca Kismaayo. Kiiniya ayaa Kismaayo soo gashay dhowr sano kahor waxayna ku fushataa danaheeda gaarka sida dhulbalaarsi iyo kheyraadka badda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay