Wasaarada caafimaadka ayaa xaqiijisay qofkii ugu horeeyay ee cudurka Kooro u dhiibta. Shaqsiga oo lagu dabiibayay gudaha isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa xilli dambe la takoorey maadaama sida la sheegayo uu iska fadhiya guriga.
Waxa hadda lagu jiraa sidii loo raadin lahaa cidii uu la kulmey si iyagana looga baaro. Waxa marhore takoor la geliyay qoyska ninkan lagu sheegay da’diisu tahay 58 ee ku noolaan jirey London.
Marxuunka ayaa la sheegay in muddo hore ugu dambeysay London oo inta ay bilaabantey aafada cudurka Koorana uujoogey Muqdisho. Waxa walaac laga muujiyay inta qof ee ka qaadi kara.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay