X

Dawlada Yaman oo Sucuudiga ka xirtey dekedda badda cas

Dawlada Yaman ayaa Sucuudiga ka xirtey dekedda badda cas oo ay ka dhoofiyaan saliida u socota Maraykanka iyo wadamada kale. Dawlada Yaman oo hogaanka u hayaan xuutiyiinta ayaa gantaal la eegtay Markab saliida oo ka baxay badda cas.


Markabka ayaa waxa soo gaaray khasaare waxana taasi ay sababtey in la joojiyo maraakiibta kale ee isticmaalaya badda ee u baxaya khadadka Maraykanka.


Sucuudiga iyo wadamada Wahaabiyiinta ayaa burburiyay dalka Yaman ayado Maraykanku siinayo sirta. Waxa jira warar kale oo sheegaya in diyaaradaha Yuhuudu tijaabinayaan awooda ay ku weerari karaan Iiraan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.