X

Dawlado waaweyn oo raba inay Somaliya kaga bedeshaan daawo gorgortan kheyraad

Dawlado ay ka mid yihiin Ingiriiska oo kow ka ah qaska ka jira Somaliya ayaa lagu eedeeyay inay rabaan inay Somaliya daawada Karoona kaga bedeshaan gorgortan kheyraad. Somaliya ayaa leh kheyraad dihin oo aan la taaban oo dawladaha qasaya rabaan inay cantuugaan.


”Ingiriiska oo aan wada talaalin dadkiisa ayaa sheegay in daawadii ku saa’ida uu siin doono dwladaha Afrika ee iyagu u baahan. Hargabka Karoona ayaa RABI ka ilaashay dawladaha yaryar sida Somaliya iyo dhamaanba dawladaha Muslimka.

Somaliya ayaa la sheegay in ka mid tahay wadamada bartilmaameedka koowaad u ah Ingiriiska uuna rabo inuu gorgortan kheyraad ku bedesho daawo ayna u baahneyn.


”Ingiriiska waxba kama rabno mana tuugeyno ayuu yiri Cali Calasow ee shidadiisa hanagala tag ayuu raaciyay. Ingiriiska ayaa kow ah wadamada qasaya Somaliya.

Maraykanka iyo Jarmalka ayaa iyaguna sheegay inay sidaas samayn doonaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.