X

Deegaan laga xoreeyay argagixisada oo dadku barwaaqo tirsanayaan

Dhawaan ayay ahayd markii deegaan hoostaga gobolka Galguduud laga xoreeyay dhiigmiiratada kooxda gaalaynta ee shabaab. Deegaankan ayaa dagal kooban kadib ay dhiigmiiratadu goobta ka carareen kadibna ayagoo afka furtey caadi ugu noqdeen nolosha shacabka.


”Anakoo abaar ku jirta roob noo da’ay ayay noqotey ayuu yiri mid ka mida odayaasha oo la hadlay saxaafada. Goobta ay joogaan dhiigmiiratadu ayayn ahaba yaraatee oolin wax nolola, diina ka jirin.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.