X

Deegaanada Araabi, Jabanta, Dhoqle iyo nawaaxiga u dhow oo nimcada RABI ka da’dey

Deegaanada Araabi, Jabanta, Dhoqle ee ismaamulka Somalida iyo nawaaxiga u dhow ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa nimcada RABI ka da’dey. Dadka degmooyinkan balaaran degan ayaa ku raystey nimcadan ay aadka ugu baahnaayeen.



Deegaanka Sheekh Nabadgalyo oo iyadana ka xeeran deegaanadan ayaa roobku is qabsaday. Waxa deegaanadan uu roobku ka da’ayay muddo laba maalmooda.



Dooxa Harawa aya isaguna qulqulaya raxmada RABI ee hada iyo jeer loo baahan yahay.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8a5i5gcYy2E[/embedyt]



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.