Deegaanka Cali Xaydh ee gobolka Awdal oo iskubax xoogan lagu taageeray Wadani
Deegaanka Cali Xaydh ee gobolka Awdal ayaa iskubax xoogan lagu taageeray Wadani. Degmadan Cali Xaydh ayaa ka mida degmooyinka weyn ee laakiin ay gabeen xisbiga Kulmiye mudadii ay maamulka hayeen. Ma jiraan adeega dadku u baahan yahay.