X

Deegaanka dhagaxa madow ee Awdal oo cabasho ka muujiyay dugsi xumo ka jirta+MUUQAAL

Boorama 29 Nov 2014–Deegaanka dhagaxa madow ee Awdal ayaa cabasho ka muujiyay dugsi xumo ka jirta deegaanka iyo iyagoo qaylo dhaan u dirsaday qurbajoogta iyo hay’adaha maadaama ayna jirin cid iyo dawlad wax qabanaysaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.