X

Dr C/raxmaan Bayle oo la kulmay jaaliyada Somalida ee magaalada Rooma+SAWIRO

Roma 29 Nov 2014–Dr C/raxmaan Bayle wasiirka arimaha dibedda iyo maalgashiga caalamiga ah ayaa la kulmay jaaliyada Somalida ee Rooma halkaas oo uu sida kale soo kormeeray safaarada Somalida oo uu ka muuqdo burbur xoogleh.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.