X

Deg deg: argagixisada oo xasuuq xun ka gaystey huteel ku yaala Muqdisho

Argagixisada XALAASHATAY dhiigeena ayaa xasuuq xun ka gaystey huteel ku yaala Muqdisho halkaas oo dhimasho xoogleh ka jirto.


Argagixisada ayaa sidii caadiga ahayd bartilmaansatey goobaha dadkeenu ku badan yahay ama ay u arkaan in ay ladan yihiin.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.