20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: Argagixisada shabaab oo xasuuq ka gaysatey Gaalkacayo iyo khasaare jira

Qarax loo malaynayo in gaadhi laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Gaalkacayo qaybta Puntland maamusho waxana Jira khasaare. Argagixisada Shabaab ayaa lagu yaqaan xasuuqa noocana.

Wararka ayaa sheegaya in xarunta la weeraray ay tahay xarunta dawlada hoose oo xilliyadan oo kale mashquula looguna talogalay in la xasuuqo dad aad u farabadan.

Lasoco wararka dambe

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS