10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: argagixisada shabaab oo xasuuq la mida kuwa Ciraaq iyo Bakistaan ka gaystey Muqdisho

Wararka ka imanaya caasimada Somaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in artgagixisada shabaab ay xasuuq la mida kuwa Ciraaq iyo Bakistaan ka gaysteen suuq ku yaala Muqdisho.



Argagixisada ayaa suuq ku yaal xaafada Wadajir dhex dhigtey gaadhi at ka soo buuxiyeen walxaha qarxa halkaana xasuuq la mida kuwa walaalahood Daacish ka gaystaan Ciraaq iyo Bakistaan.



Dhimashada aya xad dhaafa waxase uu goobjooge tiriyay ilaa 15 qof.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS