24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

DEG DEG: Banaanbaxyo lagu diidan yahay maamulka Siilaanyo oo ka qarxay Ceerigaabo iyo dhimasho la sheegayo

Banaanbax xoogan ayaa ka dhacay xarunta Ceerigaabo ee gobolkas Sanaag halkaas oo dadku ku dhawaaqayeen doodinay maamulka Siilaanyo madax ka yahay. Lama garanayo ilaa waxa ka caraysiiyay dadkan iyadoo la sheegayo in ay dadku dhinteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM