X

Deg deg: Caaqilka wasiirka duulista Somaliland Cumar Yare oo raaligelin bixiyay

Caaqilka wasiirka yiri Boorama uma baahna madaar diyaaradeed ayaa sheegay hadaan oran lahaa wasiirka raaligeli dadkaaga aad u gaftey dee ma ahaadeen qof hadal noocaasa ay ka soo baxaan.

Hadalka wasiirkan ku jooga magaca reer Awdal jagada maamulka Siilaanyo ayaa aad looga cadhoodey.

Wasiir Cumar Yare ayaa hore dadkiisa reer Dilla ku yiri maxaad u degaysaan dhulka daadku marayo xilli ay dhibaato weyni dul taalay intii uu la qaybsan lahaa dhibaatada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.