Ciidanka difaaca cirka Siiriya ayaa soo ridey gantaalo Yuhuudu soo gantey. Gantaaladan oo Yuhuudu ka soo ridey diyaarad joogtey xadka Lubnaan ayaa lagu soo ridey gudaha Siiriya.
Ciidanka difaaca cirka ee Siiriya ayaa ku guulaystey iney boqol gantaal ku dhawaad ay dhulka soo dhigaan Sabtidii la soo dhaafay. Gantaaladaas oo ay soo rideen sadex wadan oo isbahaystey.
Yuhuuda oo inta badan aan qiranin ayaa kaga googoosatey inay diyaarad dambe ku soo weerarto Siiriya kadib markii la soo ridey diyaarad ay leeyihiin.
Waxa kaliya ee hadda u furan ayaa ah inay gantaalo ka soo dul rido dalka difiifka ah ee Lubnaan oo dhowr ka qayliyay diyaaradaha Yuhuudaee isticmaalaya hawadeeda.
Warkan ayaa naxduin ku ah Yuhuuda iyo Maraykanka oo kolba midkood duqeeya Siiriya rabaana inay saaxada ka saaraan dalka sida Somaliya, Ciraaq, Liibiya iyo Afganistaan.
Maraykabnka ayaa isna sheegay inaanu isagu soo tuurin gantaaladaas.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay