12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: C/raxmaan Ciro iyo ku xigeenkiisa Baashe oo feedh isla galay fadeexadii u waynayd ee ka dhacda Hargeysa

War deg dega oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in C/raxmaan Ciro iyo ku xigeenkiisa Baashe ay feedh isla dhaceen xilli la fadhiyo. C/raxmaan Ciro ayaa ka cadhaysnaa mooshin la sheegay in uu wado Baashe kaas oo ka caraysiiyay Ciro. Labada gudoomiye ayaa raaligeluin bixiyay waxana dagaalka bilaabay C/raxmaan Ciro oo modey in dagaal wax lagu helayo halka gudoomiye ku xigeenku isaguna u arkay sheekada taala mid laga baxay dantii guud oo la galay dan urur.

NAGA FISHA MUUQAAL

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM