November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada Somaliya oo ku dhawaaqday maalinta ciida

Dawlada Somaliya ayaa ku dhawaaqday mardhow in dalka laga arkey bisha Shawaal sidaas awgeedna beri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Shawaal ee Ciida.




Muslimiinta ayaa soo soomanaa 29 cisho badankooda waxayna beri u tahay laba farxadoood oo isku jira oo kala ah ciida iyo maalinta Jimcaha. Culimada Shaaficiga ayaa qaba haddii aad tukato salaada ciida in aad deyn karto salaada Jimce inkastoo culimo kalana leeyihiin faradka laga tagi karo,.




Si kastaba ha ahaatee bahda ARAABINEWS ayaa idin leh CIID MUBAARAK. RABI ciidan ciideeda kale ha inagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo ummad is jecel.

ARAABINEWS