Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey in xasuuqii Soobe sheegtayna in dhimashadu gaartey 358 qof halka dhaawacuna uu yahay 228 qof. Dhiigmiiratada shabaab ayaa dadekeena kadib markii ay gaari xamuula ka soo buuxisay hub.
Wasiirka Amniga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu hayo dad lala xiriirinayo Qaraxa, sidoo kalena uu socdo baaritaan.
Wasiir Yariisow ayaa sheegay dadka lagu la yahay nolol iyo geeri in ay yihiin 56 qof, inta dibadda loo qaadayna ay gaarayaan 122 qof.
Sidoo kale wuxuu sheegay Eng. Yariisow in guryahooda lagu celiyay 99 qof, halka Isbitaaladana ay jiifaan 7 qof.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay