X

Deg deg: Idaacadii sunta ahayd ee argagixisada oo la burburiyay

Waxa xawli ku socda weerarka ka dhanka ah argagixisada kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab oo varyahan ka socsay goobaha ay ku harsan yihiin ee gobolka Jubadda dhexe.


Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan la wadin lagu burburiysy idaacadaas oo xilliga la weeraray tabinaysay sun.

Waxa isla goobta lagu diley afar kooxda gaalaynta musliminta ahaa oo weriyeyaal ahaa oo fadhiyay qolka idaacada oo ku taalay Jilib.


Guushan maanta ayaa imaanaysa kadib markii shalay argagixisada koxda gaalaynta laga dilay in ku dhow 80 dhalinyaro oo baxsad ka ahaa weerar ay ku fadhilmeen oo ka dhacay deegaanka Sanguuni.

C/llaahi Warmooge

ARAABIBEWS


admin:

This website uses cookies.