Jeneraal Caare ayaa weerar ku qaaday ciidan ka tirsan Somaliland oo ky sugan deegaanka Ceel-afwey e gobolka Sanaag. Dagaalka oo cabaar socdey ayaa waxa kadhashay dhimasho iyo dhaawac labada dhinaca.
Jeneral Caare oo hogaamiya jabhada dib u xoreynta Somaliland ayaa wacad ku maray in Muuse Biixi ugu galaan gurigiisa.
Maaha markii ugu horeysay ee Jeneraalku weeraro ciidanka Somaliland ee ku sugan Sanaagta soke.
Ma jiraan war ka soo baxay qasaaraha dhabta ah e dagaalka xilli Muuse Biixi socdaalo ugu jiro deegaano taageersan Somaliland oo ah bariga sida Sool iy Sanaag
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay