Laba kale oo dhalinyaro Somaliyeeda ayaa toorey lagu diley Ingiriiska. Dhalinyaradan oo da’doodu kala tahay 20 iyo 24 ayaa booliisku sheegay in loo adeegsadey toorey dilkooda.
Waxaa lagu kala magacaabo jirey dhalinyaradda la dilay Cusman Shidane oo 20-jir ah iyo C/raxmaan Jaamac oo 24-jir ah. Dilkooda ayaa dhacay ayagoo maraya London.
Iscunka Somalida iyo Afrikaanka madow ayaa sii kordhey lamana garanayo cida dilka gaysatey ilaa hadda waxase la filayaa inay la xiriirto kuwii hore u dhacay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay