13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: madax dhaqameed reer Hargeysa oo soo abaabuley weerar lagu qaaday xarun diiwaangelin oo Lughaya ah

Inta la ogyahay hal askari ayaa lagu dhaawacay sanaaduuq waa laga qaatey goob diiwaangelin oo kla tirsan Lughaya. Waraysi lala yeeshay maayerka Lughaya ayuu farta ku fiiqey madax dhaqameed kla soo jeeda Hargeysa oo sheeganaya deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS