November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Deg deg: madaxweynihii Gambiya oo dalka ka dhoofey xaguuse tagey

Madaxweynihii Gambiya ayaa dalkiisa ka dhoofay kadib markii laga guulaystey doorashadii ka dhacdey dalkaasi oo uu ka guulaystey Adama balse uu diidey natiijada.


Yaxya Jaamac ayaa la xaqiijay in uu la duulay madaxweynaha Gini oo ka mid ahaa madaxweyneyaasha ka qaybqaatey ka dhaadhicinta Yaxye in ayna dani ugu jirin in uu burburiyo dalkiisa.


Yaxye iyo xaaskiisa iyo inta uu jecelyahay ayaa la duuley iyagoo degi doona dalkaasi Gini.

Waxa arinta Gambiya oo ah dal aad u yar sii xumayn gaadhey Sinigaal iyo Nayjeeriya oo ciidamo kula deg degay taasi oo haddii madaxwynuhu dagaalami lahaa keeni lahayd burbur.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS